Wada-sheekeysi xeebta Kismaayo ku dhexmaray RW Kheyre & koox dhalinyaro ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dhallinyarada u sheegay in hoggaanka dalku uu muhiimmad gaar ah siinayo arrimaha dhallinyarada ayaa uga jawaabay su’aalo ay ka waydiiyeen xiriirka dawladda dhexe iyo dawlad gobaleedyada, qorshaha … Continue reading Wada-sheekeysi xeebta Kismaayo ku dhexmaray RW Kheyre & koox dhalinyaro ah (Sawirro)